January 31, 2010 (QOL) Holland :Warbixin dheer oo ku saabsan kulan yeesheen suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Holland (Daawo Sawirada kulanka)
Waxaa maanta kulan ball
aaran isugu yimid Xarunta Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Amesterdam ee wadanka Holland weriyeyaal Soomaaliyeed oo intooda badan soo gaaray Holland saddexdii sano ee ugu danbeeysay, waxaana kulankani uu ahaa midkii ugu horreeyey ee ay yeeshaan tiro intaa la’eg oo weriyeyaasha Soomaaliyeed ee soo gaaray wadan ka tirsan Yurub, waxaana kulankan soo abaabulay Weriye C/raxmaan Guurre MaxĂ©d (Gentelman).

