Posted on 31 January 2010.
31, 2010 (QOL) Waxaa maanta kulan ballaaran isugu yimid Xarunta Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Amesterdam ee wadanka Holland weriyeyaal Soomaaliyeed oo intooda badan soo gaaray Holland saddexdii sano ee ugu danbeeysay, waxaana kulankani uu ahaa midkii ugu horreeyey ee ay yeeshaan tiro intaa la’eg oo weriyeyaasha
Read the full story
Posted in News, Reports
Posted on 17 January 2010.
Gudoomiyaha Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ Daahir Cabdulle Calasoow ayaa sheegay inuu socda qorshe ay Wariyeyaasha u dhashay Somaliya kuna nool dalka Holland ay U soojeesanayaan Sidii ay Jeebkooda uga caawin lahaayeen Wariyeyaasha ku dhibaateeysan gudaha Somalia iyo dalalka la deriskaa. Read the full story
Posted in Media, News, Reports, Video